Russia successfully launched 11 satellites from its Vostochny cosmodrome on Feb. 1, in the third rocket liftoff from the new...
A university student of Nigerian-origin was killed on Jan. 31 reportedly by locals in the Turkish Cyprus's province of Famagusta....
Maamulka Diinsoor ayaa war ka soo saaray horjooge argagixiso oo ciidanka xooga dalka dileen. Horjoogahan ayaa ku sugnaa deegaanka Rooxaale ee...
Faahfaahin diyaarad ku dhacday gobolka Shabeelaha hoose gelinkii dambe ee shalay oo arbaca ahayd. Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijay...
Sambalooshe oo qarxiyay diideyna inuu faafiyo sirta dawlada. Sambalooshe oo ka xanaaqey sida loogu garaacay kursigii xildhibaanka ayaa la isyiri...
Shirkii golaha wasiirada ayaa lagu sheegay gobol gebi ahaanba laga xoreeyay dhiigmiiratada Shabaab oo hadda xoriyad saxa laga dareemayo halkaasi. Gobolkaas oo ah Shabeelaha dhexe....
Ciidanka Muuse Biixi ayaa rasaas ugu abaalgudey jeegaantii codka siisay Burco. Rabshadaha ka dhacay Burco Barigeeda oo jeegaantu degto ayaa la...
Waxgaradka Garxajis (ISAAQ) ayaa sheegay in shirkoodii waxba iska bedelin ayna tahay sidii loo iclaamiyay. Hadalkan ayaa imaanaya markii Muuse Biixi...
A drive along a motorway can be pretty boring with not much to look at except long stretches of road...
Sacad Cali Shire oo aan qarin inuu la kulmey madaxda dawlada dhexe sida wasiirka arimaha dibedda halka Muuse Biixi jeelka...
Mukhtaar Roobow iyo xubno la socda ayaa Baydhabo gaaray. Mukhtaar Roobow oo ahaan jirey xagjir ka tirsanaa argagixisada ayaa ka toobad...
Doorashadii ka dhacdey Jowhar xalaal ma ahayn laakiin waan ku qancay waxa sidaas yiri gudoomiyihii hore ee sirdoonka Somaliya Sambalooshe...
Taliye Cusmaan Nuur Subagle oo ahaa taliyihii ciidanka midowga Afrika ayaa xilka wareejiyay kuna wareejiyay taliye kale oo Afrikaana oo lagu bedelay....
Wasiir dawlaha dekedaha Puntland ayaa toogasho lagu dhaawacay. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa qaabiley wiil naafa ah oo qalinjabiyay. Wiilkan oo lagu magacaabo Ismaaciil Axmed Maxamuud ayaa ka mid ahaa...
Booliiska Faransiiska ayaa su'aalo weydiiyay caalimka urur diimeedka akhwaan Muslimiin ee Taariq Ramadan oo sanadkii hore laba haweena ay ku...
Xoghayihii degmada hoose ee Hargeysa ayaa si kulul uga hadlay xilka Muuse Biixi ka qaadey. Muuse Biixi ayaa jufo-sifeyn ka wada...
Sawirada dabkii xooganaa ee ka kacay Garoowe. Khasaaro dhimasho iyo dhaawacba isugu jira, ayaa ka dhashay dab gelinkii dambe ee Salaasadii...
Muqdisho ayaa waxa ka sii dabargo'aya dugsiyada Quraanka ee looxa lagu dhigo. Caruurta ayaa inta badan waxa wax lagu bari jirey...
Wasiir xigeenka warfaafinta maamulka Somaliland ayaa ka hadley dhacdo xanuunleh oo uu arkey. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in...
RW Xasan Kheyre ayaa furey shir aan caadi ahayn oo muhiima. Kulanka uu hogaaminayo Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhacay xarunta...
Xildhibaan Axmed Madoobe xanaasada ka qaaday ayaa diidey. Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ayaa sheegay in eedaha loo soo jeediyay ay...
Shir dhaqameed Hargeysa uga socdey beelaha Garxajis Harti iyo Samaroon ayaa soo xirmey. Shirkan oo la socda wixii ka dhacay doorashada...
India's government says more than 63 million women and girls are statistically "missing" by being deprived of food, health care...
Duqa cusub ee magaalada Muqdisho ayaa la wareegay xilka. C/raxmaan Yariisow oo ahaa wasiirka warfaafinta ayaa xilka kala wareegay Taabit oo...
Tukaan weyn ee H&M ee laga leeyahay Sweden ayaa joojiyay iibka sharabaado kadibna ka saaray dhamaan tukaanada waaweyn ee uu ku leeyahay caalamka....
Oday gabadhiisa Muuse Biixi xirey ayaa sheegay in Muqdisho la tago ayna dambi ahayn. Odayga ayaa sidoo kale diidey sheeko...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey madaxda Afrikada Bari. Shirka madaxweyne Farmaajo u joogo Addis ababa ayaa galay maalintiisii labaad waana la...
Somaliya ayaa xooga saartey ku guulaysashada xilka xoghayaha IGAD. Wasiirka cusub ee arimaha dibeda Somaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan...
Axmed Madoobe ayaa xanaasada kala noqdey xildhibaan ka tirsan maamulkiisa. Xildhibaanka xasaanada lagala noqdey ayaa lagu magacaabaa Axmed Cabdi Xasan. Xildhibaanka...