Hay'ada Ingiriiska laga leeyahay ee la baxday magaca amnesty International una dooda xuquuqda siyaasada dadka ay taageeraan aduunka sadexaad ayaa...
An explosion at İstanbul's Sabiha Gökçen airport killed a cleaning staff and wounded another, but the cause of the blast...
Akhriso Axmed Siilaanyo Oo soo saray isku shaandhayn cawa iyo xilal hor Leh Oo ka dhex muuqda. Madaxweyne siilaanyo oo...
Xasuuqii ka dhacay Jabuuti shalay wuxuu dad badan soo xasuusiyaa dilal noocaasa oo ka dhici jirey xilligii dalkeenu dawlada ahaa...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in xiriirka uu la leeyahay Yuhuuda uu soo noqonayo iyadoo ay jiraan heshiisyo gaaska Yuhuuda loogu...
Waxaan akhristeyaasha sharafta leh u sheegaynaa in cilad farsamo ka jirto ARAABINEWS oo aan dib u bilaabi doono wararka iyo...
Banaanbaxa ayaa waxaa lagu taageerayay wareegtadii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ku sheegay in magaalada Jowhar ay marti gelin doonto...
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen rabshado  maanta ka dhacay Caasimada Jabuuti. Rabshadahan...
Baaq nabadeed oo ay soo saareen beesha Habaryoonis (ISAAQ) ayaa lagu sheegay in ay ka xunyihiin colaada ka socota cadka...
Nin Sarifle ah ayaa sheegay in uu dhacan yahay sida uu sheegayna lasga dhacay lacag gaaraysa lixdan kun oo doolar....
Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in uu ogyahay dhalinyaro gaaraysa 1,200 in ay ku jiraan xabsiyada dalal baan oo aduunka...
Badhasaab ku xigeenka gobolka Helmand ee dalkaasi burburey ee Afganistaan ayaa farin qoraaleed facebook u soo mariyay madaxweyne Qaani una sheegay...
Wasirka macdanta maamulka Somaliland ayaa sheegay in shirkadii Shiinuhu dib u bilaabayso buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal hawsheeda sanadka soo...
Ooto Biixi oo Muuse Biixi wada ahaayeen SNM ayaa ka murugoodey in Muuse Biixi u noqdo madax wuxuuna sheegay in...
Kadib markii daraad la eryay tababarihii naadiga Ingiriiska ee Chelsea ayaa waxa markale si ku meel gaadha loogu magacaabay booskaas...
Ergaygii hore ee qaramada midoobey u qaabilsanaa arimaha Somaliya Nikolas Kay ayaa yimi Hargeysa halkaas oo uu gacan qaaday safar...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta sheegtay in Ninkii ka dambeeyay dilka Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Max’ed oo ka tirsaneyd shaqaalaha...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in argagixisada shabaab qarax ka gaysteen wadada mashquulka ah ee Maka Al-Mukarama halkaas oo...
Somalida Maraykanka ayaa sameeyay arin lagu farxo kadib markay casuumeen qoomiyadaha ay la degan yihiin Minasota si looga hortago xiqdiga...
Waxa magaalada London baroordiiq loogu sameeyay wariye Hindiyo xaaji Maxamed oo argagixisada shabaab dishey sidaana argagixcisadu ku agoonaysay caruurtooda. Waa...
Suldaan Cune oo ka mida salaadiinta beesha Isaaq ayaa ka qosliyay bahda facebook isago sheegay in uu hambalyo u dirayo...
Wararka haatan naga soo gaadhaya xadka itoobiya iyo khaatumo gaar ahaan baliga xasan ee duleedka xirsi macaf ayaa dagaal xoogan...
Gobolada Woqooyiga Somaliya siiba magaalada Hargeysa waxa jooga dhaqaatiir Bakistaani ah iyo kuwo Kiiniya u dhashay oo kumanaan doolar ka...
Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa ku eedeeyay maamulka Siilaanyo dilalka foosha xun ee askartu u gaystaan...
Badhasaabka Berbera iyo masuuliyiin kale oo ka hadlay dilkii ka dhacay magaalada iyo mudaharaadyo qariyay oo ilaa saaka ka socday...
Doodii fagaaraha ee inta badan lagu qabto Maraykanka magaalooyonka mataanaha ah ee Minasota ayaa doorkan waxa marti ah wasiirkii hore...
Telefishanka qaranka qaybtiisa Minasota ayaa soo wada barnaamij xiise leh oo ay ugu talogaleen sanadka cusub. Waxa marti ku ah...
Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka baxay Cilmi Tukaale oo maalintan barakaysan ee Jimcaha lagu...
Casharka diiniga ee JImcahan waxa inoo akhrinaya fadiilatul Sh C/rashid Sh Cali Suufi wuxuuna ku saabsan yahay salaatul layl ama...
Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa deegaanka Xaariso ee Siti kaga qaybgalay gargaar raashin iyo agab kale isugu Jira oo loo...