Dawlada Somaliya ayaa beenisay in safiirka Maraykanka u fadhiya Kiiniya uu Muqdisho yimi lana kulmey madaxweyne Farmaajo una sheegay inuu...
Madaxweynaha Ruushka Buutin iyo madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa magaalada Sooji ee dalkaasi Ruushka ku gaaray heshiis muhiima oo dib u...
Xildhibaan Jaamac Jengeli ayaa ka Hadley kiiska badda ee hadda yaala maxkamad ay Kiiniya markii hore ku qanacsanayd haddsase ay...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ka qayliyay axdi uu Muuse Biixi ka baxay oo sheegaya in la magacaabo xubno...
Safiirka Maraykanka u fadhiya Kiiniya ayaa sheegay inuu bilaabay dhexdhexaadin uu ka wado labada madaxdweyne ee Somaliya iyo Kiiniya ee...
Farshaxaniistaha caanka ah ee Amiin Caamir ayaa sawir la yaable ka sameeyay madaxdii badda ka iibsatey ee Kiiniya ee ugu...
Jaamacad internet ku xiran oo ku taal dalkaasi Bangaladheesh ayaa eriday xildhibaanad lagu helay khiyaano cajiib kadib markii la baasiyay...
Kadib markii shalay ay qoreen warbaahinta Sucuudigu in la joojiyay haweenka ay uga baahan yihiin in nin rag la socdo...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdillahi ayaa taabtey colaada Gargaara ee Lughaya iyo nin welli la garan oo shalay meydkiisa la helay....
Caaqilada beesha Muusafiin (Samaroon) ayaa ska qaylioyay cadaalad daro lagula kacay. Waxay ka hadleen nin lagu diley Boorama oo ay...
Waxa magaalada Marka laga soo sheegayaa in halkaasi lagu raadinayo doon ay la socdeen ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya la...
Dad aad u caraysan ayaa taayiro ku gubey Garoowe iyo Kismaayo. Qaar ka mida caraysnaa oo hadley ayaa dalbadey in...
Fanaanada aadka loo jecelyahay ee Safiyo Tusmo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa. Fanaanada oo ku nool qurbaha gaar ahaan...
Waxa magaalada Boorama oo ka mida meelaha ugu nabada fiican Somaliya oo dhan laga helay meyd. Meydka ayaa laga helay...
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa xirey xafiisyo shaqo oo wasiirada Shaqada iyo qorsheynta Ka furteen gobolka Sanaag iyo Mudug. Wasiirada...
Horjoogaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay inuu guddi hore looga qayliay u saaray xaalada deegaan hoostaga Lughaya oo nin lagu...
Raiisal wasaaraha xagjirka ah ee Hindiya oo kuraas badan Ku helay xasuuqa muslimiinta Hindiya ayaa maalmahan Ku hanjabay inuu weecin...
Kadib markii xildhibaanada golaha shacabka ay u wareegeen xaruntooda cusub ee Filla Hargeysa waxa kulamadooda laga mamnuucay warbaahinta u adeegaysa...
Waxa shalay bae xanibaad lagu diley taliye aad u da'yaraa kana tirsanaa ciidanka kamaandoosta oo argagixisada feed Ku xirey. Rasaas...
Taxanaha Kaaf iyo kala dheeri ayaa meel xasaasiya maraya, Cabdi Muunyo ayaa dagaal ugu jira sidii uu u soo ceshan...
Gabadh u dhalatey Koofurta Suudaan ayaa ugu dambeyn Ka baxsaday aqal Ku yaala Qaahira oo loogu gaystey kufsi wadareed. Gabadhan...
Raiisal Wasaarihi hore ee Somaliya C/waaxid Cilmi ayaa sheegay in qofka Kismaayo ku nool uu ku xukuman yahay dil toogasho...
Waxa mar dhaweyd go'aan laga soo saaray dacwada badda ee taala maxkamada magaalada Holland ee caalamiga ah. Kiiniya ayaa codsatey...
Prof Dalxa ayaa yiri arinta Kismaayo uma taagna Axmed Madoobe iyo madaxweyne Farmaajo ee waxay u taagan tahay Kiiniya iyo...
Kadib booqasho uu madaxweyne ku xigeenka Maraykanku ku tagay Turkiga ayay isla qaateen in Turkigu qaato xabad joojin ka dhacda...
Beelaha Maxadxase (Samaroon) ayaa calaacal u direy Muuse Biixi oo ay Ku xiiqeen xilligii ay codka siinaayeen. Hadda waxay leeyihiin...
Hay'adda isku xirka bulshada ee Turkiga ee loo soo gaabiyo TIKA ayaa Ku faantey mashruicyo ay Somaliya Ka fuliso qaasatan...
Rasiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley ujeedada safar uu ugu baxay Maraykanka. Raiisal wasaare Xasan ayaa socdaalkiisu la...
Sarkaal ka tirsan ciidanka booliiska ee magaalada dilka badan ee Gaalkacayo ayaa Ka hadley sida RABI uga badbaadiyay qarax loogu...
Maamulka Somaliland ee uu Ka taliyo horjooge Muuse Biixi ayaa si cadho leh uga hadley ciidan Ka goostey oo uu...