Warka aan Ka helayno gobolkaGedo ayaa waxay sheegayaan in haweenay halkaa lagu diley kadib markii ciidamo taabacsan Axmed Madoobe ay...
Taliyihii aaga Badhan ee gobolka Sanaag ayaa saaka u goostey dhinaca Somaliland. Taliyaha reer Sanaageed ayaa wateyciidan farabadan waana ciidankii...
Dawlada dhexe ee Somaliya ayaa war ka soo saartey laba doorasho oo is garab socda oo ka dhacay Kismaayo. Labnada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir kadib geerida shahiid C/raxmaan Yariisow. Duqa magaalada ayaa intii dalku burburey waxa loo...
Kiiskii ugu foosha xumaa ee Ka dhacay Somaliya ayaa ugu dambeyn go'aan laga soo saaray. Kiiska oo aad u daba...
Somaliya siiba Koofurta dalka ayaa la ciirciiraysa wadamo shisheeye oo maamul jufeedyada u tababara ciidamo. Ujeedada guud ayaa ah in...
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe oo shalay booqday difaacyada Ciidamada dowladda ee deegaanka Bariire ee...
Firfircoone Mukhtaar Cali Aadan waxa jeelka Boorama uu ugu xiran yahay maxaad qoraal ula wadaagtey ama aad bogaada u soo...
Waxa saaka askar taabacsan maamulka Somaliland ayaa rasaas ku fureen dhalinyar banaanbax dhigeysay. Waxana isbitaalada magaalada la geeyay tiro dhaawacyo...
Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Beyle ayaa sharaxaya Somaliya cida deynta ku leh iyo waxa hortaagan in dalku yeesho shilin Somali...
Ciidanka Kiiniya ee ku sugan Kismaayo ayaa sheegay inay Kismaayo ka xireen cir dhul iyo badda. Talaabadan ayaa imaanaysa kadib...
Saudi Arabia has begun implementing previously announced changes that allow adult women to travel without permission and to exercise more...
Chemicals are used to increase the shelf life of many foods we consume but a Turkish tech company has introduced...
Waxa dagaal muddo kooban socday ku dhexmaraay gobolka Sanaag ciidamo kala tabacsan maamulada Somaliland iyo Butlaan. Dagaalka ayaa yimi markii...
Dawlada Kiiniya ayaa si toosa ula safatay Axmed Madoobe markii ugu horeysay kadib markii ay shalay ka celisay garoonka diyaaradaha...
Horaa loo yidhi " Dudumoo-yinkoo lala hadlaa, Damac ma yeeshaane" Waxa cayn-kaas ka dhigan Waa ka ay dadka moodeen, kuna...
Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo fadhigiisu Kanada ayaa daboolka ka qaaday cida ay yihiin argagixisada gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab iyo cida...
Ciidanka Kiiniya ee Kismaayo ku jooga xooga taageersana Axmed Madoobe ayaa maanta u diidey diyaarad ay leeyihiin ciidamada Itoobiya inay...
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa dhaariyay guddiga ku meel gaadhka ah ee doorashooyinka xilli ku xigeenkiisa Axmed Karaash uu diidey...
Nimco waa haweenay Somali ah oo ka barakacdey dagaalada u dhexeeya Oromada iyo Somalida ee ay ka dambeeyeen Tigreega iyo...
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa booqasho ku tagey dalkaasi aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Waxana aad u soo dhaweeyay...
Maanta ayay ahayd in maxkamada Butlaan dhegeysato kiiska foosha xun ee Caasha Ilyaas oo ragii gaystey qaarkood qirteen kufsi halka...
Madaxweyne ku xigeenka Butlaan ayaa sheegay in Siciid Deni waxba kala tashan guddiga doorasho ee la kala magacaabay maalmahan kuwaas...
Waa barnaamij xasaasiya oo lagu lafo gurayo shirqoolkii lagu wiiqay saldanadii balaadhneyd ee reer Awdal ee ka jirtey min Hargeysa,...
Maamulka Butlaan ayaa magacaabay guddi doorasho oo maamulka gaadhsiiya doorashada xisbiyada kadib markii isdayo hore ay fashilmeen. Hadaba horjooge Siciid ...
Shalay ahayd markii Muuse Biixi Ka baxay heshiis uu la galay xisbiga Wadani oo ah in la kordhiyo tirada gudiga...
Wararka ka imaanaya galbeedka caasimada dalkaasi burburey ee Afganistaan ee Kaabul in dad farxada ku jira argagixisadu bambo u qarisay....
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey doorashada uu Axmed Madoobe Ka bilaabay Kismaayo kuna tilmaantey mid xaaraana oo aan...
Caasha Ilyaas oo ah gabadh yar oo 12 jira ayaa layskugu daray Dil iyo.kufsi iyo weliba jarjarid waana ta dhigtey...
Horjooge Axmed Madoobe ayaa Kismaayo Ka bilaabay doorasho ayna cidna isku waafaqin, waxana mardhow uu sheegay in la doortey gudoonka...