Fanaanada Shaxshaxley ayaa Muqdisho lagu soo dhaweeyay. Fadumo Sharxshaxley ayaa dalka ka maqneyd muddo 25 sanno ayadoo ka carartey markii...
Dayax madoobaadkii ugu dheeraa ayaa aduunka badankiisa laga arkay caawa. Dayax madoobaadka ayaa dhaca marka harka dhulka qariyo qayb ka...
Dal-kugalka xajka ayaa la bilaabay bixintooda kadib markii la xaliyay diyaaradaha Somaliya ka qaadi doona xujaajta geyn doonana dalalka Jabuuti...
Maraykanka ayaa Erdogan ugu hanjabay cunaqabateyn haddii ay sii deyn waayo nin gaala oo hadda wargeysyada Turkigu sheegeen in xabsiga...
Seerihii Araabiyo dhulka saxada leh loo tago socdaalada salaan ban u dirayaa. Waa codkii macaanaa fanaanada reer Jabuuti Nimco Yassin...
Madaxweyne Farmaajo ayaa taliye booliis dalacsiisay hal darajo iyo wuxuu ku mutaystey. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye gaas Bashiir Cabdi...
Dawlada Yaman ayaa Sucuudiga ka xirtey dekedda badda cas oo ay ka dhoofiyaan saliida u socota Maraykanka iyo wadamada kale....
Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi sheegayna in laga tashan doono haddii maamulku sidan ku sii socdo. Faysal...
Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa eryay wasiirkiisii waxbarashada oo shalay soo saaray warbixin ku saabsan heerka waxbarashada dalka oo...
Qaban qaabiyihii argagixisada u qaabilsanaa qaraxyada iyo duubista xasuuqyada ayaa la xukumay. Maxkamada oo u fadhiisatey xukunka ninkan lagu qabtey...
Cadho ka dhalatey ciidanka Kiiniya oo kufsi kula kacay gabdho Somaliyeed oo la sheegay in dhexda loo galay kadibna gaari...
Kaluumaysato maalintii labaad la sugayo inay ka soo noqdaan badda Berbera iyo qaylodhaan laga fidiyay arintan. Maamulka Somaliland oo ku...
Faysal Waraabe mala xiri doonaa berito mar haddii dad shacaba xabsiga loo taxaabey oo iyagu Xamar tagey kana Hadley waxay...
Diyaarado dagaal ayaa waraaqo digniin ku daadiyay gobolka Sh Hoose. Sida ay dadka deegaanku sheegeen diyaaradahan aya waraaqaha daadiyay saakadii...
Sidee loo xaliyay murankii xajka ee u dhexeeyay Sucuudiga iyo dawlada Somaliya. Xajka ayaa doorkan muran galay waxana la sheegay...
Dawlada Somaliya ma aqoonsan tahay jaamacadaha ka jira dalka. Wasiirka waxbarashada dawlada Somaliya ayaa wax laga waydiiyay in dawladu aqoonsan...
Dilalka qorsheysan ee argagixisadu fulisay ayaa gaaray ilaa 70 qof. Dilalkan oo inta badan ka dhacay Muqdisho iyo gobolada Koofurta...
Congressional defense lawmakers officially barred deliveries of the fifth-generation F-35 Joint Strike Fighter to Turkish forces, inserting the ban into...
Reer Awdalow Muuse Biixi qori caaradii ayuu fahmaa ee ka heli maysaan saami waa hadalkii siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo...
The decision by Ethiopia and Eritrea to abandon war paths for peace and re-establish diplomatic and economic links has gotten...
Imaaraadka ayaa bilaabay shirqoolkii ugu weynaa una yeeraya madaxda Itoobiya iyo Eritariya. Shir uga furmay Abu-Dabay ayaa lagu gorfeyn doonaa...
Dagaal beeleed ka qarxay deegaan u dhow Ceel afweyn oo ay ka dhasheen khasaare labada dhinacba soo gaaray. Dagaalkan ayaa...
Dawlada ayaa digniin u dirtey hay'ado beena oo lacago ku soo qaata gudniinka. Hay'adahaas oo aan waxba qaban Karin Ayaan...
Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanka Tulli Guuleed ee ismaamulka halkaas oo baryahan ay ka taagneyd colaad u dhaxaysay Somalida...
Xisbiga Wadani ayaa ku dhawaaqay inuu dhalinyarada u furayo tartan ciyaareed ayadoo la ogyahay in Muuse Biixi bilaabey tartan sidaasa...
Aan ku qaybsano shaqada 4.5 haddii qabyaalada la deyn waayay. Waxa sidaas yiri masuul ka tirsan Somaliland oo khaati ka...
Wasaarada maaliyadu maxay kula heshiisay maamulada hoostaga dawlada dhexe. Waxa baryahan shir uu uga socde magaalada Muqdisho shir uu garwadeen...
Qaramada midoobey ayaa war ka soo saarey tirada qoxootiga Somaliyeed ee iskood u noqdey. Qoxootiga Somaliyeed ee ku kala nool...
Muuse Biixi wuxuu u marqaati furey marxuun Siyaad Barre iyo laba wejiileynta C/maalik Coldoon oo ONLF shaqo ka dhigtey halkuu...
Gabadh isku soo sharaxdey kursiga haweenka Boorama ee xildhibaanimada. Farxiya Laki ayaa isa soo sharaxdey ayadoo welli muran ka taagan...