Russian President Vladimir Putin has signed a bill which allows him to run for a fifth term as the country’s...
Taiwan has reported on Monday that Beijing flew another ten military aircraft into its air space. The incident occurred weeks...
Madaxweyne ku xigeenka Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa shaaciyay in sadex tuulo oo maamulkii Cabil Iley hoos geeyay Canfarta hadda...
Dalkaasi yar ee Kosofo ayaa dooratey madaxweyne haweena oo da yar. Josa Cusmani ayaa garyaqaan aan inta badan siyaasada ku...
Shil sababay khasaare isugu jira mid nafeed iyo mid hantiyeedba ayaa ka dhacay degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shilkan...
Raiisal wasaaraha Urdun ayaa cadeeyay in boqorku eedeeyay walaalkii kadibna ku xukumay xabsi guri. Waxase xukunkaas ka soo horjeedsatay hooyadii...
Wararka aan ka helayno deegaanada Siiti ee Somali galbeed ayaa sheegaya in abaar ay keentay biyo la'aan ay ka dhacday...
Ciidanka xooga dalka ayaa soo bandhigey meydka 75 ka mida dhiigmiiratada shabaab oo taliyuhu sheegay inayna mardambe ku soo laaban...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa ka waramay khasaaraha ka dhashay is qarxin dhiigmiiratada shabaab ee gaalaysay dadkeena ay ka gaysteen Muqdisho....
Taliyaha ciidanka lugta jeneraal Biixi ayaa ka waramay jabkii loo gaystey dhigmiiratada argagixisada shabaab ee Kiiniya taageerto. Taliyaha oo dhexjooga...
Waxa xeradii ciidanka cirka ee magaalada Muqdusho ka furmay shirkii doorashada oo aad u daahay kadib markii kooxda sheegata beesha...
Khuburo Jarmala ayaa ku taliyay in dadka ka weyn lixdan sano ee qaatay talaalka Astrasenika in la siiyo talaalkooda labaad...
Waa qayb kale taxanaha Xujo oo meel xasaasiya maraya. Maxaan samaynaa haddii inaga diido ama soo xasuussn waayo in waalidkii...
Masar ayaa wadooyin muhiima u xireysa qaadista sanamyo dayactir lagu sameeyay oo la gaynayo masxafka weyn ee magaalada caaasimada ee...
The Russian government is making plans to turn the Northern Sea Route into an alternative to the Suez Canal, with...
Markii dawladii dhexe si fudud dalka gacanta ugu gelisay qawlasatadii reer galbeedka iyo dawladaha jaarka wateen, waxa dalak ku yimi...
Gudoomiyaha gobolka Mudug ee qaybta horjooge Siciid Deni ayaa u sheegay waalidiinta iany toos ula soo xiriiraan si loo badbaadiyo....
Dawladaha Bakistaan iyo Turkiga ayaa si aada isaga soo dhawaaday baryahan dambe kadib markii Turkigu la kulmey cadaadisyo badan oo...
Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegay in madaxweynaha markale isugu yeeray badhasaabyada shanta gobol iyo gobolka Banaadir si...
Wasiirka qorsheynta Somaliya ayaa soo bandhigay sida hargabka Karoona u sameeyay dhaqaalaha dalka marka laga soo bilaabo sanadkii hore markii...
Waa markii afraad oo kooxda sheegata beesha caalamka oo ah safiiro dalka u fadhiya dalalkooda haddana si caadiya u qasaya...
Masar ayaa sheegtay inay raadinayso magdhow ku dhow Hal bilyan oo doolarka Maraykanka kadib markii khasaare ka soo gaaray markabkaas....
Sida ay ku warantey hay'adda qaxootiga ayaa sheegtay in naftood haligeyaal ay ku dhinteen badda u dhaxaysa Liibiya iyo Carabta....
Madaxweynaha Somali galbeed ayaa diidey deegaan doorasho ka tirsan Somali galbeed oo la raaciyay gobolka Canfarta. Deegaanadan ayaa ay ka...
Daawada yaraysa hargabka Karoona ayaa wadamo badan oo reer Yuruba diideen xilli Jarmalku hadda leeyahay hala siiyo keliya dadka ka...
Waxa markale kooxda sheegata beesha caalamku fashilisay dadaal la rabay in berito oo Salaasa ah la isugu yimaado shirka doorashada...
Maxamed Faarax waa wiil dhalinyaro oo ku noolaa magaalada Laascaanood wuxuu hadda ka mid yahay dhalinta iskood isku qorey ciidanka...
Dawlada Masar ayaa mardhow sheegtay in markabkii weynaa ee dhooqada galay sidaana ku kala xirey isku socodka biyo mareenka Suweys...
Jimcihii ayay ahayd markii wadaadka Muuse Biixi uu masaajid ku yaal magaalada Hargeysa ka sheegay in maxkamadaha magaalada dadka ugu...
Faynuus ayaa la kulantey Yaxye oo welli aan u soo noqon xasuustii wuxuuna leeyahay jacaylkeyga aan weydiiyo. Waa qayb kale...