Wasiirka Kiiniya arimaha macdanta iyo batroolka ee Kiiniya ayaa sheegay in dalkiisu xoojiyay baadhitaanka saliida dhulka badeena ah ee Koofurta...
Maxaa cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa...
Madaxweynaha Maraykanka ayaa magacaabay Xase Warfaa inuu noqdo la taliyaha dhinaca xuquuqda dadka wasaarada arimaha dibedda ee Maraykanka. Xamse ayaa...
Xisbiga Wadani ayaa si xun u cambaareeyay fal uu ku kacay horjooge Muuse Biixi kadib isku day uu maamulka gobolka...
Kadib markii gunti giijiye baahane Maxamed Xuseen Rooble oo sheegay in amnigiisa ay ilaaliso AMISOM ayaa maamulka gobolka Banaadir markiiba...
Kadib usbuuc waqti lumisa oo ay fadhiyeen maamul jufeedyada qaarkood ku xiran yihiin kooxda Xalane ee dalka inqilaab u diyaarinaysa...
Itoobiya ayaa shalay fasaxday qaar ka mida maxaabiista Oromada ee u xirnaa dembiyo la xiriira qalqal siyaasadeed oo uu ku...
Waxa muddo sanada muran la geliyay doorashada dalka ee dadban waxana taas lagu macneeyay in la diyaariyo inqilaab xeeladaysan oo...
Kadib markii maanta magaalada Muqdisho la keenay timir iyo baasto hamba ah uuna gudoomay gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble sharaftii...
Wadankaasi aadka u blaadhan ee Kasiqistaan ayaa shalay iyo daraad argagixiso is urursatey weerar u qaaeen dhismayaasha dawlada casimadii hore...
Waxaan shaki ku jirin in dalka inqilaab hoose uu ka dhacay 29-kii Disambar markaas oo Maraykanku si toosa u soo...
Kadib fadeexadii ka dhacday maanta magaalada Hargeysa hlakaas oo sirdoonka Muuse Biixi u yeedheem hogaamiyaha xisdbiga Wadani Xirsi xaaji Cali...
Waxa usbuucan magaalada London ee Ingiriiska ku geeriyootay hooyo Somaliyeed oo lagu magacaabi jirey Xaawo Cabdi oo seexan jirtey dariiqa...
Wasiirka hawada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegay inay jiraan diyaarado farabadan oo isticmaala hawadeena oo welli aan bixin lacagtii...
Waxa magaalada Boorama cagafta la mariyay dhididka dad badan oo masaakiina dhulkooda iyo jagooyinkooda kadibna loo sheegay inayna ku soo...
Sakariya iyo Sowda waa wiil iyo gabadh walaalo oo saarnaa gaadhi Hingia loo yaqaan Bajaaj markii gacan ku dhiigle Cabdi...
Waxa maanta duhurkii isku dhex rasaaseeyay gudaha magaalada Dhuusamareeb ciidan ka wada tirsan dawlada waxana la soo sheegayaa inuu jiro...
Kadib dagaal faraha looga gubtey oo horjooge Siciid Deni ku qaaday tuulada Saax Maygaag ee ka tirsan gobolka Sool ayaa...
Guddiga u dooda xaquuqda dadka iyo hantida ee Butlaan ayaa dalbatey in magdhow la siiyo dadkii waxyeeladu ka soo gaartey...
Kadib hanjabaad uga timi madaxweynaha Somaliya kooxda sheegata beesha caalamka ayaa loo ogolaaday raiisal wasaarihii hore inuu furo shirka maamul...
Horjoogihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Waare ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo baray dawladnimada iyo sharciga iyo kala dambeynta. Waxa...
Dagaal faraha looga gubtey ayaa ka dhacay deegaanka Saax-maygaag ee ka tirsan gobolka Sool halkaas oo markii hore isku dagaaleen...
Afar xidigleh Maraykana ayaa markii ugu horeysay qirtey in weerar lagu qaado Iiraan ay ka imaan karto halis dhinac walba...
Ayadoo kooxda Xalane ee qasaysa dalka ay taageero u muujiyeen Maxamed Xuseen Rooble waayo waxay helayaan fursad kale oo ay...
Waa wax la filaayay in ninka ku caan baxay 30 jir 30 milyan oo ka amar qaata kooxda Xalane uu...
Kadib dagaal maanta ka dhacay Beledweyne halkaas oo gudoomiyaha ay soo weerareen koox sheegata badbaado ayaa gudomiyuhu wacad ku maray...
Iiraan ayaa hawada u dirtey gantaal sida qalab sirdoon oo ka nixiyay Maraykanka iyo Yuhuuda oo baryahanba isku dayaayay inay...
Masuuliyiinta Koofur Galbeed ayaa sheegat inayna isku xirnayn doorashada iyo khilaafka madaxda isla markaana ay wadi doonaan doorashada. Koofur galbeed...
Booliiska dalkaasi Malta ayaa sheegay inay raadinayaan nin Somali ah oo lagu magacaabo Axmed Cadaawe Diiriye oo sida la sheegay...
Prof C/samad Nageeye madaxweynaha Adalstate ayaa markii ugu horeysay ka hadlay caydheynta ka socota ee lagu sheegay naqshadeynta halkaas oo...