Ciidanka amniga ayaa raadinaya nin ku sheeg magaalada Muqdisho ku diley xaaskiisa oo ay u joogaan 9 caruura. Dhacdadan laga...
Warar xiise leh
Wasaarada warfaafinta Itoobiya ayaa beenisay war ay qortey idaacada ugu beenta badan aduunka ee Been been sii (BBC) qaybteeda Axmaariga...
Dil laga argagaxay ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho halkaas oo la sheegayo in askari si toosa u toogtey wiil...
Kadib markii shalay afhayeen u hadlay milatariga Maraykanka uu sheegtay inay diyaar u yihiin inay caawiyan Tigreega oo ciidana ka...
Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa camvbaaraysay cunaqataynta Maraykanku ku soo rogey Eritariya asagoo taageere u haya kooxda Tigreega iyo weliba...
Sirdoonka Somaliya ee afka qalaad loogu soo gaabiyo NISA ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen argagixiso kaamaro soo habaystey kuna...
Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa hadda qirsan in Tigreega tirada yar ee caruurta qoriga qaadi karin kolba magaalo cidla...
Ayadoo laga cabsi qabo in xadka Bolan iyo Belaruush uu noqdo midka ugu xiisaha badan maalmaha iyo bilaha soo socda...
Kiiniya ayaa sheegtay inay kordhinayso goobaha ay dhiganayso cashuur qaadista ayadoo u badinaysa xad beeneedka labada dal iyo weliba xuduudaha...
Wasaarada arimaha dibedda oo war siisay saxaafada caalamka ayaa markii gu horeysay si rasmiya u faahfaahisay sababta dalka loo eryay...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya ayaa u sheegay Amisom in aan Somaliya la handidayn ee hadday rabaan inay baxaan aan soo...
Jabkii ugu weynaa ayaa caawa la gaarsiiyay kooxda TPLF ee dhiigyacabka gaar ahaan labadii magaalo ee ay dhawaanta ku soo...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Dessi ee gobolka Axmaarada lagu qabtey sarkaal Tigree ah oo xasuuqi jiray...
Madaxweynaha Eritariya oo ka hadlaayay xaalada Itoobiya ayaa sheegay in markasta uu ogaa in TPLF dabada ku wadato shisheeye ayna...
Waxa maanta dagaal ka dhacay magaalada xeebta ah ee Baraawe halkaas oo ay ka dhacaysay doorasho lagu dooranaayay xildhibaanada golaha...
Waxa shalay wadooyinka xidhey ciidan ka tirsan maamulka Butlaan oo in muddo ah aan qaadan wax mishahara. Maamul xumo uu...
Golaha wasiirada dawlada dhexe ayaa ku dhawaaqday in dalku maanta oo Salaasa galay xaalad degdega. Caasimada ayaa dadka loo sheegay...
Danjiraha Kiiniya u fadhiya Somaliya ayaa shalay kulan degdega la qaaday dhigiisa Somaliya Maxamed C/risaaq asagoo sida fariin ka timi...
Fadeexadii ugu xumayd ayaa shalay ka dhacday Muqdisho kadib markii koox lagu tuhunsaan yahay inay qayb ka yihiin dhulboobka hantida...
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa sheegay in ajaanib dagaal kula jirto dalkiisa ayan la socdaan falaagada TPLF. ''Waxaan idiin...
Wararka aan ka helayno deegaan Awarre ee gobolka Jarar ee Somali galbeed ayaa sheegaya in isbitaal loola cararay ugu yaraan...
Bangiga horumarinta Afrika ayaa daboolka ka qaaday in dhowr wadan oo ku yaal bariga Afrika ay la ciir-ciirayaan deyn haatana...
Kadib guushii ka soo hoyatey baddeenii ay Kiiniya inagu qabsatay, Kiiniya ayaa hadda ka fekeraysa sidii ay mnar uun ku...
Booliiska magaalada Hargeysa ayaa qabtey laba nin oo si cajiiba uga xaday nin tagsiile ah lacag dhan 7000 kun oo...
Nin magaciisa diidey inuu sheego oo u hadlay safaarada Maraykanka ee teendhadu uga dhisan tahay Xalane ayaa sheegay inay ka...
Shalay ayay ahayd ninkii lahaa doorasho dalka suurtagal maaha haddana caqligiisa maanta wuxuu la fadhiistey horjooge Siciid Deni madaxweyne Farmaajo...
Matt Bryaden oo u dhashay dalkaasi Kanada qabana naag Soamli ah oo ka soo jeeda Hargeysa ayaa maxkamada gobolka Banaadir...
Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay maraakiib sahamina u direy badeena Koofureed ee la jaara Kiiniya. Maraakiibtan oo laga leeyahay...
Raiisal wasaaraha lagu khasaaray ee guntiga u giijiyay Uhuru ayaa ka baryay madaxweyne Farmaajo inuu u dhaafo ninka ku caan...
Kooxda beesha caalamka ayaa diidey qorshaha amniga ee ay wadato dawlada hadda xukunka haysa ee madaxweyne Farmaajo kaas oo si...