Wararka ka imaanayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya ay webiga soo fatahay uu la tagay sadex Caruurta. Caruurtaas ayaa mid ka...
Ayadoo xalay saqdhexe dawlada Somaliya ku dhawaaqday inay maanta tahay maalinta koowaad ee ciida ayaa guud ahaan dalka min Saylac...
The United States will face consequences if it takes action against Iranian tankers en route to Venezuela, Iranian President Hassan...
Ciid mubaark ummada Somaliyeed. Iskufilan iyo Ceegaag oo dharkii ciida la raadiyay jacayladooda. Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo...
Markii sadexaad ee horjoogaha Butlaan Siciid Deni uu sameeyo isbedel ku saabsan xubnaha maamulkiisa ayaa wuxuu baalmaray ku xigeenkiisa kana...
The minister of religious affair of the government of Somalia has announced late on Friday the country will start their...
Dawlada Somaliya ayaa xilli dambe oo caawa ah ku dhawaaqdey in berito oo Sabti ah ay ciidul fitri tahay kadib...
Danjiraha midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Francisco Madeira ayaa kabaha la dulmaray horjoogihii hore ee maamulka Jubba Axmed Madoobe oo...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Bile Kaahiye oo aabahood Bile Kaahiye...
Jaajuumow iyo jacaylkiisa cusub ayaa diyaarinaya sidii ay u dhamayn lahaayeen hawlaha u dhiman. Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi...
Ayadoo maanta dhegaha loo taagaayay in la arko bisha Shawaal ayaa wadamo badan sheegeen inayna arag bisha sidaas awgeedna ay...
Dawlada Somaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u soo celin doonto muwaadiniinteeda ku xaniban dibedda. Waxaan hadda beegsan doonaa wadamada...
Saxafi Jamaal Khashowqi waxa sanad iyo badh lagu diley qunsuliyada Sucuudigu ku leeyahay Turkiga kadibna waxa jirkiisa loo jarjaray qurub...
Waxaan wada ognahay in kiiska badda Somaliya iyo Kiiniya uu maxkamad horyaalo ayna u taala maxkamada inay go'aan ka gaarto...
Khabiirada cilmiga xidigaha ee Masar ayaa qaba in ciidu noqonayso maalinta Axada. '' Way adag tahay in la arko dayaxa...
Ciidul fitri waa ciidaha ugu waaweyn ee Muslimiintu leedahay waxayna weliba can ku tahay waxa laga soo baxay bil barakaysan...
Maxkamada reer Yurub ayaa dalkaasi Hangari u shegtay inay si degdega ooda uga qado qaxooti uu xero ku ootey. Qaxootigaas...
Waxa maanta fowdo ka dhacdey golaha Somali galbeed ee xaruntiisu yahay Jigjiga kadib markii xildhibaano aad u farabadan dalbadeen in...
Iskufilan iyo jacaylkiisa cusub ayaa hore u sii galay inay dedejiyaan waxa ka dhexeeya halka Ceegaag iyo Hibaaq iyaguna ka...
Kiiniya ayaa xaafada Somalidu degto ee Islii ee Nayroobi ku sii adkeysay xayiraada isku socodka ayadoo kumanaan ganacsato ah ay...
Dalkaasi Yukarayn ee Ruushku cod iyo xoog uga qaatey dhulka Karaymiya ayaa sheegtay in ay labada maalmood ee waaweyn ee...
Ceegaag iyo Hibaaq oo isku qabsaday halka guriga ay ka kireysan lahaayeen halka Iskufilan uu la jiifo isbitaal mididii ay...
Dhawaan ayay ahayd markii uu sii xoogeystay muranka dhinaca siyaasada ee horjooge Siciid Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Muranka...
Diyaarad u raran wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexeoo ay la socdaan xubno ka tirsan dawlada Somaliya ayaa ka degtay magaalada...
Raiisal wasaaraha uu taageero Erduqaan ee Liibiya Siraaj ayaa sheegay in calooshood u shaqaystayaal Siiriyiina kana tirsan ururka akhwaan muslimiin...
Sanado kahor waxa dhalinta ku dhashay Burco iyo Hargeysa ku weynaa magaca Somalilaan iyo goosashada, waa wax dhegahooda ku soo...
Iskufilan oo u wareegay jacaylkiisa cusub waxana aad u xanaaqdey Foosiya oo bilowdey inay taayirada banjariso kadibna midi la dhacdo....
Labadan maleeshiyo ee kala taabacsan maamulada Butlaan iyo Galmudug ayaa markale dagaal ku dhex maray deegaan aan ka fogeyn Gaalkacayo....
Diyaaradahan nooca helikobtarka ah ayaa dawlada Somaliya ka soo kireysatay dawlado ajaaniba laakiin lagu sheegay in caawimaad ahaan loo siiyay...
Afar ayaa loo baneeyee iska Samir. Miyaan kuu waramay Ubaxeey ileyn nin I qabay wuu ii qariyay xaas todoba caruura...