Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







July 2019

Dawlada oo Axmed Madoobe ka diidey liisto odayaala oo uu soo xushey

Wasaarada arimaha gudaha ee Somaliya ayaa soo saartey warbixin ay ku sheegayso doorashada maamulka Jubba halkaas oo hadda,Axmed Madoobe soo saaray liisto aan ahayn liistada odayaasha ...

More From July 2019

C/raxmaan Ciro oo weeraray Muuse Biixi oo diidan doorashada

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa weeraray Muuse Biixi oo diidey inuu qabto doorashada goleyaasha. Wuxuu kaloo diidey inuu kala diro ...

Siciid Deni oo sii daayay gudigii dhismaha Boosaaso fashil kadib

Horjoogaha Puntland Siciid Deni ayaa sii daayay culimo lagu aaminay dib u dhiska wado dhexmarta Boosaaso oo ay bixisay dawlada dhexe. ...

Raiisal wasaaraha Bakistaan oo qarxiyay inay iyagu Maraykanka tuseen halka Bin Laadan joogey

Raiisal wasaaraha dalkaasi fiqiirka ah ee Bakistaan ee aan lagu aamini Karin sirta dalka ayaa qarxiyay in sirdoonka dalkiisu soo hogaamiyeen ...

Waxba kama jiraan wararka qaraxa ee lagu eedeeyay dawlada Qadar: Somaliya

Dawlada Somaliya ayaa sheegtay inay ku ganacsan tahay diidmada Qadar diidey inay wax shaqo ah ku leedahay warbixin uu qorey wargeys ...

Fanaanka Maxamed Bakaal oo Hargeysa loo sheegtay iyo hal-abuur difaacay

 ðFanaanka Maxamed Bakaal Ciro ayaa Hargeysa loo sheegtay waxana fanaanja loo soo diret hanjabaad loogu sheegayo inuu ma baxo magaalada. Maaha ...

Xoolo dhaqato lagu xasuuqay deegaan ka tirsan Mudug

Wararka laga helayo degmada Jariiban oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen ...

Siciid Deni oo Puntland ka ridaya dagaal iyo Gaalkacayo oo heegan ku jirta: Caasha Geele

Kadib markii horjoogaha Puntland Siciid Deni uu jeelka u taxaabay culimo lagu aaminay dhisida wado dhexmarta Boosaaso oo aan la dhisin ...

Bangiga horumarinta Afrika oo qiimeyn ku samaynaya wadada Boorama iyo Saylac

Waxa maanta Boorama yimi wakiilo ka yimi bangiga Afrika oo sheegay inay qiimeyn ku samayn doonan wadada Boorama-Saylac oo dadweynaha gobolku ...

Dawlada oo war ka soo saartey xasuuq argagixisadu fulisay

Taliye xigeenka booliiska Somaliya ayaa war ka soo saartey xasuuq argagixisadu ka gulisay Muqdisho gaar ahaan agagaarka K4 ee xaafada Hodan. ...

Siciid Deni oo jeelka u taxaabay gudoomiyihii dhismaha wadada Boosaaso

Horjoogaha maamulka Puntland ayaa jeelka u taxaabay gudoomiyihii dhismaha wadada Boosaaso Sh. Maxamed Macalin Axmed. Ciidan sugaayay sheekha oo uu diyaariyay ...

Awalba qol isku reera wanaag lagama fileyn: xildhibaan Cadoosh oo reer Awdala

Xildhibaanka reer Awdal ee Cadoosh oo wax ka yiri ku shubashadii ka dhacday golaha beesha dhexe ee lagu qiimaynaayay degmooyinka ayaa ...

Iiraan oo sii deysay muuqaal cajiiba oo muujinaya sidey ku qabatey markab Ingiriisku leeyahay

Ciidanka Jamhuuriga Iiraan ayaa sii daayay muuqaal muujinaya sidey ku qabatey Markab Ingiriisku leeyahay. Diyaarada qumaatiga u kacda iyo doonyaha dheereeya ...

Siyaasi Cali Faarax oo kabaha la dulmaray Muuse Biixi iyo maamulo dawlad is moodey

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi sheegayna nin defiray xaqa rer Awdal in uuna aqoon meel Somaliland ...

Muuse Biixi oo isla simey Boorama iyo Gebiley siiyayna 13 xildhibaan

Sharci loo codeeyay oo ka yimi xildhibaanada beesha dhexe ayaa loo ansixiyay in magaalada Boorama la sinaato Gebiley oo ay ka ...

Madaxweyne Farmaajo oo walaac ka muujiyay hawl-wadeeno uu xirey horjooge Siciid Deni

Waxa usbuucii hore magaalada Boosaaso lagu xirey hawl-wadeeno ka tirsan guddiga dhismaha wadada Boosaaso oo uu xirey horjoogaha Puntland Siciid Deni. ...

Ugaaska beelaha Mareexaan oo Kismaayo yimi kana digey doorashada

Ugaaska beelaha Mareexaan ayaa Kismaayo tagey isagoo ka digaya doorashada uu walaaqayo Axmed Madoobe. “Waxaanu Maqlaynaa Saddex Qof baa la dooranayaa, ...

Guddiga uu magacaabay madaxweynaha Somaliya waa guddi fiican: Ismaaciil Buubaa

Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa kana tirsan xisbiga Wadani ayaa soo dhaweeyay guddiga uu magacaabay madaxweynaha Somaliya ee meel saaraysa tabashada maamulka ...

Fanaanka Cawaale Aadan Hargeysa miyaa loo sheegtay iyo jawaab uu bixiyay

Fanaanka reer Jabuuti ee hadda ku nool Kanada Cawaale Casri ayaa dhawaan la filayaa inuu Hargeysa yimaado una dhaafo Boorama oo ...

Samir intan leeg ma yeelan kartaa: nin shimbir u gashay mishiinka gaadhiga

Bahaatin waa nin Turki ah oo ku nool magaalada caasimada ee Ankara, wuxuuna nolol maalmeedkiisa ka soo saaraa gaadhi is-jiida oo ...

Turkey’s indigenous Bayraktar drone breaks endurance record

Turkey's domestically developed armed unmanned aerial vehicle Bayraktar continues to prove its capabilities overseas, having set a new 27-hour flight record ...

Iiraan oo ku qososhay sheegasho ka timi cunsuri Taram

Milatariga dalkaasi Iiraan ayaa ku qosley sheegasho ka timi cunsuri Taram oo shalay sheegtay inuu soo riday diyaarad nooca aan qof ...

Siyaasiga Cabdi Shotali oo kabaha la dulmaray fanaan Maxamed BK: Waa munaafaqnimo

Siyaasiga Cabdi Shotali ayaa ka yaabay munaafaqada fanaanka Maxamed BK oo la wejiileeyay sida uu sheegay. ''Adi sow maaha kii Muuse ...

Hambalyo loo dirayo boqorada Ubax Suge Cabdillaahi iyo boqorka C/qani Mahdi Aadan: SAWIRO

Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqorada Ubax Cabdillaahi Suge iyo Cabdiqani Mahdi Aadan oo arooskoodu ka dhacay caasimada gobolka ...

Mustafe Martin iyo Cali Xaraare oo cashar faneed u dhigey fanaanka Maxamed BK

Kadib fadeexadii ka raacdey Kiiniya fanaanka Maxamed BK  oo isku dayay inuu ka dul boodo dadka ku shaqada leh xafladaha sida ...

Muuse Biixi oo diidey guddi xal raadina oo madaxweyne Farmaajo magacaabay

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa shalay magacaabay guddi xal raadinta oo meel saarta tabashada maamulka uu hogaamiyo Muuse Biixi ee Somaliland. ...

Siyaasi jeelka Hargeysa laga soo daayay oo ka hadley cuqubo uu ku soo arkey

Siyaasiga Maxamed Saqdiiq oo Muuse Biixi jeelka u taxaabay una xirnaa muddo 71 maalmooda iyo habeenkoodii ayaa ka sheekeeyay cuqubo uu ...

Xasan Cali Kheyre oo qado sharaf loogu sameeyay geed hoostiis iyo wararka gobolka: SAWIRO

Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qado Sharaf loogu sameeyay geed hoostiis magaalada Dhuusamareeb. Xasan Cali ayaa mudooyinkanba ku sugnaa ...

Taageereyaasha cunsuri Taram oo ku qayliyay ”celiya” Ilhaan Cumar xilli awoowgii

Cunsuri Taram ayaa hadda si cad u weerara Ilhaan Cumar una muuqda inuu ka haray kuwa kale. Cunsuri Taram oo la ...

Raiisal wasaaraha Itoobiya oo booqdey Eriteriya xilli qabiil gobol ku dhawaaqayo: SAWIRO

Cabi Axmed iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa booqasho ku tagey dalkaasi Eriteriya ee isagu go'doonka ka qaaday. Booqashadan ayaa la sheegay ...

« Back    More »

Maxaa cusub

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la wada ogaa inay aargoosanayso oo weliba ay u sheegtay kooxda ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo mardhow soo idlaaday ayaa Yuhuuda uu ka soo gaaray khasaare ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda Xalane kadib weerar ilaa hadda socda oo ay ku fasaxday ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday inuu Iiraan ka weeraro saldhigyada milatari ee uu ku leeyahay ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato xasuuqii Yuhuudu ka gaysatay safaaradeedii Suuriya oo saraakiil iyo shacab ...

Ruushka oo tijaabiyay gantaal rajo tiraya difaaca Maraykanka

April, 13, 2024
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay tijaabisay gantaal rajo tiraya difaaca cirka ee Maraykanka xilli kooxda Xalane ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis labada dhinacba dan u ah oo soo socday ilaa dawladii ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ku dhiiglaha xaaskii gubay ayaa lagu qabtey Muqdisho. Waxase qaracana ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. Waxa u caadi ahayd amiirka xilligiisii inuu habeenkii magaalada Madiina ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay aqoonsanayso maamul ay leeyihiin shacabka gobolka Awdal oo iyagu si ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka jeediyay ...

Qisada wiil aan masjidka laga waayin oo gabadh qurxoon dhexda ku sugi jirtay

January, 28, 2024
Qisada waxa magacaeeda la yiras wiilkii qabriga ka dhex hadlay.  Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ah ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu bad galay ayaa sheegay inayna dan ugu jirin dagaal uu ...

Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin

January, 22, 2024
Tiirka salaada oo aad qalado salaadaadu waa kakac Salaadu waxay leedahay tiirar aan laga gudbi karin, haddii aad ka ...

Axmaar Cabi Axmed ma ku dhiiran karaa inuu Awdal xoog ku galo

January, 9, 2024
Waa su'aal dad badan oo khuburo is weydiinayaan. Sidee ku fushan karaa heshiiska uu la galay dhiigyacab Muuse ...

Hub nooceeya oo degdega ayaa dalku u baahan yahay

January, 9, 2024
Soomaaliya si ay u ilaashato qaranimadeeda ayadoo qaadaysa dhinaca is difaaca hub nooceeya ayay si degdega ugu baahan ...

Gaal kale ma soo degdegayo inta Turkigu saldhig ku leeyahay dalka

January, 9, 2024
Turkiga ayaa wacad ku maray inuu ilaaliyo qaranimo dhuleed ee dalka, Turkiga ayaa saldhiga Afrika ugu weyn ku ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed u ahayd sideed casho oo hadii dhiig laga saro aan ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay qorshaha weyn ee Ingiriisku ka lahaa gobolada Waqooyi gaar ahaan ...

QORAALADIINA

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay ...

NEWS IN ENGLISH

UK armed northern Somalia group start terrorising Las’anod town

February, 5, 2023
The secessionist group in Northern Somalia who called ...

Probe points to origin of drones used to attack Russia – media

December, 14, 2022
Drones used by Ukraine to attack targets in ...

Kadyrov says he is proud of EU sanctions against his daughters

December, 13, 2022
Chechen leader Ramzan Kadyrov said on Friday he ...

US rushing to replace weapons sent to Ukraine

November, 20, 2022
The US Army is speeding up its weapons ...

Grain can only send to poorer countries not the West: RUSSIA

November, 17, 2022
Russia supports the extension of the grain transport ...

Russia allows extension to grain deal

November, 17, 2022
Russia is “allowing a technical prolongation” of the Black Sea ...

North Korea fires more ballistic missiles – Seoul

November, 3, 2022
North Korea fired four short-range ballistic missiles into ...

Transition to electric cars projected to cost EU over half a million jobs

October, 31, 2022
The EU’s transition to electric cars may lead ...

Türkiye to export long-range artillery missile to Indonesia

October, 31, 2022
Major Turkish defense manufacturer Roketsan announced its first ...

Russia-Türkiye trade soaring

October, 21, 2022
Economic cooperation between Russia and Türkiye has been ...

China will work with Russia as ‘great powers’ – Xi

September, 15, 2022
Chinese President Xi Jinping wants to work with ...

US can’t save EU from energy crisis it creates

September, 5, 2022
The US is not able to ease the ...

Putin explains how Russia and Turkey will bypass the dollar

September, 5, 2022
Russian gas supplies to Turkey will be partly ...

US supports Ukraine attacking Crimea – Politico

August, 12, 2022
The US regards Ukrainian strikes on Crimea as ...

Russia explains rules for using nuclear weapons

August, 10, 2022
Russia is a responsible nuclear power and will ...

Meta