Waxa mardhaweyd magaalada Muqdisho lagu diley abwaan Badal Jaamac oo lagu yaqaanay dawlad jacayl, wadaniyad iyo inuu xukunka u diido...
Faalooyinka
Isku day ay rabeen kooxda Xalane oo adeegsata Rooble Baahane ayaa fashilmay kadib markii ay ogaadeen in xildhibaanada badankoodu ka...
Waxa maamulka horjooge Muuse Handaraab ku soo dhacaya jeebkooda lacag malaayiina oo ujeedadu tahay in loogu gargaaro dadkii masaakiinta ahaa...
Waxa dhawaan suuqa ka bixi in adduunka badankiisu wax ku kalal iibsado doolarka iyo Yuurada reer Yurub kadib markii lacagihii...
Waxa bas beelay suuqii weynaa ee magaalada Hargeysa oo welli holcaya xilligan aan qorayo warbixintan. Waxa dadku is weydiinayaan tolow...
Dhawaan ayay ahayd waraysi uu madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle uu siiyay wargeys ka soo baxa Faransiiska halkaana uu ku...
Kadib markii uu fashilmay cunaqatayntii uu ku soo rogey Ruushka ee uu u baryay reer Yurub oo dhan ayna socon...
Milatariga Ruushka ayaa gudaha ugu jra dalkaasi Yukrayn sadexdii usbuuc ee ugu dambeysay. Haddaba waxaan ka maqalaa warbaahinta reer galbeedka...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ee hadda Maraykanku ku danaysayo ayaan soo dhaweyn ka sugeyn dalkaasi Maraykanka laakiin ay sugayso banaanbax looga...
Waxa baryahan soo baxaayau in horjooge Muuse Biixi oo Jabuuti looga yeeray uu xanuun la jiifo ayadoo sida kalana warar...
Turkigu wuxuu colaad weyn u qabaa Ruushka maadaama ay dagaalo hore dhexmareen labada dhinac, dagaaladaasna inta badan ay guushu raaci...
Waxa barabagaando baahsan oo ciid isku qarina muddo laba biloda waday Maraykanka iyo xulafadiisa ay ugu horeeyaan Ingiriiska iyo kuwa...
Kadib booqashadii madaxweynaha Turkiga magaalada Muqdisho sanadkii 2011 xilligaas oo dalku abaaro la daalo dhacsanaa ayna ka jirtay maamul xumo...
Safiirada Ingiriiska u joogta magaalada Muqdisho waa aabaha musuqa sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan dawlada Somaliya oo iyaga xogtan...
Kadib markii Imaaraadka looga yeeray baahane Maxamed Xuseen Rooble oo si foolxun oo loogu soo dhaweeyay halkaas ayaa waxa loo...
26 Jeenawari waa maalin murugo kuleh dhamaan wadaniyiinta Somaliyeed waxayna guul u tahay mooryaanta iyo cadowga Somaliyeed oo hadda aan...
Waxa baryahanba qaylo-dhaan ay ka socotey warbaahinta reer galbeedka qaasatan kuwa Af-ingiriiska ku hadla oo ku aadan in Ruushku galayo...
Waxa maanta Hargeysa iyo Burco aad loo soo bixiyay ardayda dugsiyada iyo shaqaalaha u shaqeeya maamulka oo loo sheegay haddayna...
Waxaan maanta maqalay aqoontii oo hog ku dhacday, horaa loo yidhi caqliga qofka ALLE siiyay iyo aqoontu waa kala laba....
Waxa suaalo badan la iska weydiiyay dood ku sheegii xildhibaano la yaqaano waxay aaminsan yihiin ay iskood ugu qabteen barlamaanka...
Dawlad la'aanta iyo burburka ku habsaday dalka ayay luqaduna ka mid tahay meelaha sida xooga loogala dagaalamay in horumar laga...
Horjooge Muuse Biixi oo la filaayo in si xun loogu garaaco doorashada aakhirka sanadkan ayaa isku dayaaya sidii uu maamulka...
Waxa usbuucii hore ka dhacday magaalada Muqdisho fadeexadii ugu xumayd markii gunti giijiye Rooble lagu arkay garoonka magaalada maalin Jimce...
Waxaan shaki ku jirin in dalka inqilaab hoose uu ka dhacay 29-kii Disambar markaas oo Maraykanku si toosa u soo...
Kadib hanjabaad uga timi madaxweynaha Somaliya kooxda sheegata beesha caalamka ayaa loo ogolaaday raiisal wasaarihii hore inuu furo shirka maamul...
Inkastoo aan diin wadaagno Turkida maanta iyo dawladii Cusmaaniyiinta waa kala laba dad caqiido ahaan iyo dhaqan ahaanba. Mudadii Cusmaaniyiinta...
Waxa markale sadex bilood loogu daray wadahadalada u dhexeeya dawlada dhexe ee Somaliya iyo askarta Afrikaanka ee jooga Koofurta iyo...
Waxa si xun u fashilmay shir kooxda Heritage ee wadatay fikradaha shisheeyaha uga furmay Jabuuti. Marka aad leedahay shirku hal...
Xildhibaan Kiiniyaana ayaa qarxiyay inaan horjooge Siciid Deni iyo Axmed Madoobe xildhibaano soo xuli karin ilaa Kiiniya ogolaansho bixiso oo...
Waxa muddo sideed bilooda ay faafinaysay warbaahinta reer galbeedka in Somaliya ay heshay diyaadaha casriga ee aduunka laga cabaaday ee...