Dr. Cali Khaliif Galaydh waxaa uu ahaa siyaasi Soomaaliyeed, waxaana uu mar soo ahaa wasiirkii koowaad ee Soomaaliya (2000-2001), Wasiirka...
Faalooyinka
Barlamaanku waa sharci dejinta ugu saraysa dalka waxayna ka doodina ma meel mariyaan. Inkastoo ay fadhiidiin yihiin haddana iyaga maaha...
Waxa ummada Somaliyeed ee caqliga u saaxiiba aad ula argagaxdey dhacdadii ka dhacday Muqdisho halkaas oo gabadh 19 jira laga...
Waxa magaalada Muqdisho jooga maamul goboleedyada oo shir uga furmi doono loogu magac daray dhamaystirka doorashada. Siyaasi Cali Calasow ayaa...
Warar faahfaahsan ayaa ka soo baxaya qarax dhiigmiiratada shabaab ka gaysteen maqaaxi shaah laga cabo oo ku taal deegaanka Ceel-waaq....
Warbixin lagu qorey wargeys ka soo baxa Kiiniya ayaa lagu sheegay in Kiniya sugi kari la'dahay doorashada dalka Somaliya. ''Waxa...
Labada horjooge ee xaalku ku ciiray ee Axmed Madoobe oo Kiiniya wadato iyo Siciid Deni oo geesinimo mooday mucaaradnimada dawlada...
Sidii dalku u yeeshay dawlad la aqoonsan yahay oo Somaliyeed, waxa shacabka Somaliyeed sugaayen in talada dalku hal mel ka...
Sidan la wada socono waxa Dhuusamareeb ka dhacay shir u dhexeeyay maamul jufeedyada iyo dawlada dhexe. Maamul jufeedyada oo aan...
Xalay ayaa xagjir Taram sheegay inuu xiriir dhex dhigay Imaaraadka Carabta iyo Yuhuuda oo awalba lahaa xiriir qotodheer laakiin ahaa...
Kadib markii si kedisa xukunka looga tuurey wasiirki koowaad ee xukuumada Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa kalsooni kala noqoshadiisa...
Waxa maanta si lama filaana kalsoonidii loogala noqday raiisal wasaare Xaan Cali Kheyre oo xukuumadiisa lagu xasuusto inay dhaqaajisay deyn...
Iyadoo welli la sugayo nooca doorasho ee dalku geli doonto, waxa isa soo taraya in aan dib loogu noqon sheekada...
Dhawaan ayay ahayd markii xisbiyada beesha dhexe ay sheegeen inay ka heshiiyeen xilliga doorashada, taas oo aan waxba laga soo...
Waxa jasiirada Taywaan ee Shiinaha ka mida sheegatay inay xafiis ka furanayso Hargeysa marka waqtigu saamaxo, heshiiskaasi uu qarsoodi noqdo,...
Afhayeen u hadlay Taywaan oo ah jasiirad ka tirsan Shiinaha laakiin reer galbeedku hubeeyaan rabaana inay ka gooyaan Shiinaha. Ma...
Waxa Jabuuti ku soo xirmey shir fashilmey oo Farmaajo qasab ku ahaa laakiin uu sumcad daro ka soo qaaday. Shirkan...
Madaxweynaha Somaliya ayaa markii labaad sharaf dhac weyn ka qaaday la kulanka falaago maalin kasta ku faana inay axmaar walaalo...
Horjooge Muuse Biixi ayaa shirka Jabuuti u kaxaystey 10 nin oo Isaaqa iyo laba nin oo igu sawira oo ka...
Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ee xarunteedu tahay Xalane ayaa si toosa u qasaysa dalka. Qoraal ay soo saareen ayay ku...
Dawlada Somaliya kuma qasbana inay raacdo nidaam doorasho oo dibedda looga keenay ama tan gaalada ee asxaabaha ah oo keenta...
Sidii aan u daawanay askariga musqusha ugu xidhan Ismaaciil Cumar Geele ee ina tusey darxumada iyo sida loo jirdiley, waxa...
Waxa inta badan soo noqnoqda Muqdisho matalaad ayay rabtaa laakiin waxaad is weydiin kartaa Muqdisho caasimadii Somaliya ka badan miyaa...
Waxaan wada ognahay in kiiska badda Somaliya iyo Kiiniya uu maxkamad horyaalo ayna u taala maxkamada inay go'aan ka gaarto...
Sanado kahor waxa dhalinta ku dhashay Burco iyo Hargeysa ku weynaa magaca Somalilaan iyo goosashada, waa wax dhegahooda ku soo...
Siyaasiga fashilmey ee Summa wala(Sheekh Shariif) oo sheegay inuu dawlada Xamar ka saarayo aya hadda isku bedelay afhayeen u hadla...
Sida uu qorey wargeys ka soo baxa dalkaasi Maraykanka oo soo xigtey masuuliyiin ka tirsan dawlada dalkaasi ayaa sheegay in...
Waxa dhawaan geeriyooday Mahiiga oo ahaa ninkii dalka geliyay khalkhalka siyaasadeed asagoo adeegsaday fadhiid Sheekh Shariif iyo raiisal wasaarihiisii ka...
Dawlada dhexe ee Somaliya ayaa hal milyan oo doolar ugu deeqday gargaarka loo fidinaayo dadka daadadku ku waxyeeleeyeen degmada Qardho...
Sidii cudurka Kooro adduunka uga dilaacay anigu waxaan maqlaa dadka hakala fogaado, guryaha hala fadhiyo, gaalada oo la baro sida...