Waxa maalinta beri ah oo Isniina uu Mustafe Cagjar isku diyaarinayaa inuu markale horjooge ka noqdo dawlada Somali galbeed maadaama...
Maxaa cusub
Shiinaha oo Maraykanka sanadihii u dambeeyay ku garaacay dhinaca isgaarsiinta ayaa si xun u niyad jebiyay milatariga iyo awooda Maraykanka...
Horjooge Muuse Biixi ayaa ku faanay maatadii reer Koofur galbeed ee uu ku dhacay Laascaanood. Horjoogahan fikirku ku yaryahay qabyaaladuna...
Milatariga Yuhuuda ayaa ka qayliyay madaafiicda ay haystaan ururka Xisbullah oo ay sheegeen inay maalin kasta soo tuuri karaan 2500...
Shirkada isgaarsiinta ee Itoobiya ayaa sheegtay inay balaadhisay magaalooyinka ku xidhan xawaaraha internetka ee 4G oo adduunka badankiisu qaatay 15...
Wasiirada gargaarka dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegtay inay deeq ka gudoontey safiirka Shiinaha u fadhiya Somaliya. Gargaarkan ayaa isugu...
Dad aad u murugeysan ayaa ku soo xoomey isbitaalka magaalada Hargeysa kadib markii shil foolxun uu ka dhacay duleedka magaalada....
Shirkada Dahabshiil ayaa iska fogeysay wuxuushnimadii horjooge Muuse Biixi kula kacay maatadii reer Koofur Galbeed ee Laascaanood ee uu u...
Somaliya ayaa guul ka soo hoysay baddeedii Kiiniya ku qabsatey waxase madaxweynihii hore ee isla maxkamadan u sheegay in maxkamadu...
Dawlada Ingiriiska oo aad uga cadhootey go'aankii maxkamadu ku difaacday baddeena Kiiniya inagu qabsatay ayaa sheegay inay Imaaraadka kala shaqayn...
Madaxweynaha Somaliya oo shacabka la hadlay ayaa sheegay in damacii Kiiniya uu fashilmay. Madaxweynaha oo qoraal u akhriyay sida wararka...
Dawlada Somaliya ayaa diidey qorshe Kiiniya u bandhigtey ururka Afrika iyo qaramada midoobey oo sheegaya in ciidanka Afrikaanka ee jooga...
Kadib burburkii dalka waxa Kiiniya iyo wadamada jaarku aad uga faaiideysteen dhaqaale badana ka soo galay hay'adaha ku shaqaysta magaca...
Waxa berito gelinka dambe aad loo sugayaa go'aanka dacwada badda oo dhamaan la ysku raacsan yahay in dalku guul ak...
Milatariga Itoobiya iyo maleeshiyada Axmaarada ayaa weerar culus ku qaaday Tigree ku sugnaa deegaano ka mida gobolka Axmaarada halkaas oo...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dhirbaaxo xoogleh lagu dhiftey dhiigmiiratada shabaab oo meyd ahaan...
Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa sheegay inuu kala hadlay kooxa shanaad raafki iyo bililiqaysigii uu gaystey Muuse Biixi. Dadka la so...
Baadhe iyo saynisyahan Somali ah oo ku nool Kiiniya waxna ka dhiga jaamacad ku taal Kiiniya ayaa sheegay inuu soo...
Gudoomiyaha degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa soo dhaweyn u sameeyay dad ganacsato ah oo Muuse Biixi ka soo dareeriyay...
Madax u hogaaminayo raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya Maha Guuleed ayaa gaaray magaalada Hayg ee dalkaasi Holan halkaas oo la...
Dhacdo uguba ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa halkaas oo sadex nin oo naafo ay sheegeen in la dhacay. Sadexda nin...
Maamul goboleedka Koofur galbeed ayaa ka dalbaday horjooge Muuse Biixi inuu soo celiyo hantidii uu ka dhacay dadka maatada ah...
Xildhibaanada gobolka Awdal ee maamulka Somalilaan dhawaana la soo doortey ayaa sheegay in maamulkan lagu sii jiri karin haddii gobolku...
Koofur galbeed ayaa dad maato ah diyaarad kaga soo qaaday magaalada Gaalkacayo kadib keentay Baydhabo. Dadkan oo Muuse Biixi soo...
Wadanka Lubnaan oo ay ku noolyihiin 6 milyan oo qof ayaa gebi ahaanba bilaa koronto maanta oo Sabtiya kadib markii...
Ciidanka amniga ee Libiya ayaa rasaas la dhacay tahriibeyaal ku sugan xaafad ka mida caasimada burburtey ee Tiriboli. Rasaastan ciidanku...
Waxa aad u yaraaday keydka gaaska wadamada Yurub waxana cirkaa isku shareeray qiimaha saliida ayadoo wadamada qaar sida Ingiriiska gawaadhidu...
Culimada Hargeysa iyo Burco ayaa Jimcahana afka ka xidhey dhacdadii foosha xumayd ee Muuse Biixi kula kacay shacabkii Somliyeed ee...
Afhayeenka xisbiga Wadani ee maamulka Somalilaan ayaa laba arimood is hoos geliyay. Waa mid uu ku weerarayo Muuse Biixi si...
Fanaanada Kiin Jaamac oo wasiir diimeedka Muuse Biixi markii hore diidey inay bandhig faneedkeeda qabato ayaa waxa ku furtuuray wasiirka...