Heesta Hirdi Caashaq waxa qaadaya C/khaliq waxana si xarago leh ula wada Farxiyo Fiska oo ku matalaysa qof balan ka...
Maxaa cusub
Muqdisho--Wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa sheegay in dadka Somalida ee ku nool Yaman ee gaaraya nus milyan qoxooti ah la...
Taliyaha booliiska Berbera oo ka hadlay xogo qarsoonaa oo ku aadan birihii warshada Sibidhka+MUUQAAL
Berbera--Taliyaha booliiska Berbera ayaa ka hadlay xogo qarsoonaa oo ku saabsan dhac loo gaystay biro ka hadhay warshadii sibidhka oo...
Gwoza--Xaruntii ugu weynayd ee argagixisada Boko Xaraam ee bariga Nayjeeriya oo gacanta lagu dhigey iyo hadhaagii argagixisada oo baxsad ku...
Muxaadarada Jimcahan waa arin markasta taagan oo Somalidu ku baaba'day gaarsiisayna meel ayna ka soo kaban karin sanado badan. Waxa...
USA--Waxa daraad u baxay Maraykan madaxweyne ku xigeenka Siilaanyo C/raxmaan Saylici oo halka masaakiintu koobka shaaha ayna haysan isagu qaata...
Dowladda soomaaliya waxay u dirtay Sweden warqad warsaxaafadeed ah oo lagu cambaareeyey dowladda Sweden laguna taageeray dowladda Sacuudiga. Warqada looma...
Muqdisho--Xasan Sheekh ayaa dib ugu laabtey Muqdisho kadib markii uu ku fashilmey in uu ka dhaadhiciyo odayaasha in ay aadaan...
Raiisal wadsaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Sharmaake ayaa tacsi u direy qoyska u ka baxay marxuun korneyl Cilmi Rooble Fure (Cilmi...
Kadib banaanbax weyn oo shalay dhigeen shacabweynaha Gabooye oo ah dad aad u baaxadweyn aqoona u leh farsamooyin badan ayaa...
Paris--Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya sanduuqa codka iyo isgaadhsiinta diyaarada oo lagu dhegeystay Paris ayaa sheegaya in duuliyeyaraha...
Gooni goosadka Somaliland ayaa iyagu jecel in arintooda caam ka dhigaan waxayna samaysteen ama loo sameeyay lataliyayaal caalamka ah oo...
Hargeysa--Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in doorashada uu Siilaanyo iclaamiyo malaha telefishan ma daawadee. Waxaan Siilaanyo ka sugeynaa in uu...
Boorama--Telefishanka ku hadla afka Siilaanyo ama kooxda wasiirada ah ee maamula Hargeysa iyadoo Siilaanyo hawlgab yahay ayaa xarun ka furtey...
Riyad--Diyaaradaha Sucuudiga ayaa xalay weerar gardaro ah ku qaaday dalka Yaman si u faragashaan siyaasada dalkaasi iyagoo xuduuda soo dhigey...
Nayroobi--Masuuliyiinta Kiiniya ayaa xiray maqaaxi Shiineysa oo diiday in ay u adeegto Afrikanka xilliyada habeenkii laakiin ogol Afrikaanka Shiinaha la...
Gudoomiyaha guud ee beelaha Samaroon ee Ingiriiska xaaji Maxamed Xuseen Siciid ayaa tacsi u diraya qoyska iyo eheladii uu ka...
Waxaa maalmahan soo baxayay dhalinyar sheegtay in ay ka soo carogedisteen kacdoonka reer Awdal ee ay hogaamiyaan Suldaan Wabar iyo...
Hargeysa--Maxkamad ku taal Hargeysa ayaa xukun dila oo deg dega ku xukuntey askari dilay nin ganacsade ah oo caan ahaa...
Boorama--Qaar ka tirsan salaadiinta gobolada Awdal ayaa tacsi u direy qoyska Allaha u naxariistee suldaan Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal)...
Borama--Nin sheegtay in uu ahaa afhayeenka ururka Suldaan Wabar ayaa sheegay in beeshiisa ay ku cadaadisay in uu ka hadho...
Cadan--Dagaalyahaniinta Xuutiga iyo ciidanka taabacsan hogaamiyihii hore ee Yaman Cali Cabdullah Saalax ayaa qabsaday xerada ugu weyn ciidanka cirka Yaman...
Dhawaan ayay ahayd markii muran uu soo kala dhexgalay dawlada Sucuudiga oo hub ka iibsan jirtey Sweden oo Sweden sheegtay...
Sheekh--Dadweynaha degmada Sheekh ayaa is abaabulay kuna hanjabay in ay dagaal ku qaadayaan macdanta buurahooda oo maamulka degmadu ka iibsaday...
Hargeysa--Beelaha Gabooye ayaa mudaharaad xoogan ka dhigey Hargeysa. Mudaharaadka oo dad badan ka soo qaybgaleen ayay ku qaylinayeen dooni mayno...
Muranka Federaalka oo aan Somali badan fahansanay waxa uu yahay ilaa hadana ah in siyaasiyiin shaqo waayay ay lacagta masaakiinta...
Ina lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha...
Muqdisho--Xasan Sheekh iyo wasiirada caafimaadka ayaa si sagootiyay dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartey isqarxintii argagixisada shabaab. Dawlada Sucuudiga ayaa...
Paris--Diyaarad laba leeyahay dalkaasi Jarmalka oo siday 150 qof ayaa Ku dhacdsy dhul buuralay ah oo barafa oo sy adagtahay...
Hargeysa--Abwaan Hadraawi ayaa shalay ka badbaaday in uu daad ku qaado dooxada Dacar Budhuq halkaas oo gaadhi uu la socday...