Kadib banaanbax weyn oo shalay dhigeen shacabweynaha Gabooye oo ah dad aad u baaxadweyn aqoona u leh farsamooyin badan ayaa...
Paris--Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya sanduuqa codka iyo isgaadhsiinta diyaarada oo lagu dhegeystay Paris ayaa sheegaya in duuliyeyaraha...
Gooni goosadka Somaliland ayaa iyagu jecel in arintooda caam ka dhigaan waxayna samaysteen ama loo sameeyay lataliyayaal caalamka ah oo...
Hargeysa--Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in doorashada uu Siilaanyo iclaamiyo malaha telefishan ma daawadee. Waxaan Siilaanyo ka sugeynaa in uu...
Boorama--Telefishanka ku hadla afka Siilaanyo ama kooxda wasiirada ah ee maamula Hargeysa iyadoo Siilaanyo hawlgab yahay ayaa xarun ka furtey...
Riyad--Diyaaradaha Sucuudiga ayaa xalay weerar gardaro ah ku qaaday dalka Yaman si u faragashaan siyaasada dalkaasi iyagoo xuduuda soo dhigey...
Nayroobi--Masuuliyiinta Kiiniya ayaa xiray maqaaxi Shiineysa oo diiday in ay u adeegto Afrikanka xilliyada habeenkii laakiin ogol Afrikaanka Shiinaha la...
Gudoomiyaha guud ee beelaha Samaroon ee Ingiriiska xaaji Maxamed Xuseen Siciid ayaa tacsi u diraya qoyska iyo eheladii uu ka...
Waxaa maalmahan soo baxayay dhalinyar sheegtay in ay ka soo carogedisteen kacdoonka reer Awdal ee ay hogaamiyaan Suldaan Wabar iyo...
Hargeysa--Maxkamad ku taal Hargeysa ayaa xukun dila oo deg dega ku xukuntey askari dilay nin ganacsade ah oo caan ahaa...
Boorama--Qaar ka tirsan salaadiinta gobolada Awdal ayaa tacsi u direy qoyska Allaha u naxariistee suldaan Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal)...
Borama--Nin sheegtay in uu ahaa afhayeenka ururka Suldaan Wabar ayaa sheegay in beeshiisa ay ku cadaadisay in uu ka hadho...
Cadan--Dagaalyahaniinta Xuutiga iyo ciidanka taabacsan hogaamiyihii hore ee Yaman Cali Cabdullah Saalax ayaa qabsaday xerada ugu weyn ciidanka cirka Yaman...
Dhawaan ayay ahayd markii muran uu soo kala dhexgalay dawlada Sucuudiga oo hub ka iibsan jirtey Sweden oo Sweden sheegtay...
Sheekh--Dadweynaha degmada Sheekh ayaa is abaabulay kuna hanjabay in ay dagaal ku qaadayaan macdanta buurahooda oo maamulka degmadu ka iibsaday...
Hargeysa--Beelaha Gabooye ayaa mudaharaad xoogan ka dhigey Hargeysa. Mudaharaadka oo dad badan ka soo qaybgaleen ayay ku qaylinayeen dooni mayno...
Muranka Federaalka oo aan Somali badan fahansanay waxa uu yahay ilaa hadana ah in siyaasiyiin shaqo waayay ay lacagta masaakiinta...
Ina lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha...
Muqdisho--Xasan Sheekh iyo wasiirada caafimaadka ayaa si sagootiyay dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartey isqarxintii argagixisada shabaab. Dawlada Sucuudiga ayaa...
Paris--Diyaarad laba leeyahay dalkaasi Jarmalka oo siday 150 qof ayaa Ku dhacdsy dhul buuralay ah oo barafa oo sy adagtahay...
Hargeysa--Abwaan Hadraawi ayaa shalay ka badbaaday in uu daad ku qaado dooxada Dacar Budhuq halkaas oo gaadhi uu la socday...
Inkastoo Qofkii aduunyo jooga uu la kulmayo dhacdooyin la yaab leh ayaa hadana mararka qaarkood dhacdooyinka waxay kula noqonayaan kuwo...
Kiiniya waxay ku dhawaaqday inay derbi weyn ay ka dhiseyso xuduudka ay la leedahay Soomaaliya si amaankeeda ay u ilaaliso...
Muqdisho--Waxa saakadii hore lagu fuliyay dil toogasho dhagar qabayaal gaystay dilal arxandaro. Xukunkan cadaalada ku dhisan aya waxa fuliyay ciidanka...
Cadan--Madaxweynihii Yaman Xaddi ee u baxsaday Cadan ayaa dalbaday in carabta khaliijku u soo gurmadaan xilli dagaalyahaniinta Xuutiyiintu qabsadeen caasimada...
Dumaashi waa ceeb waa ruwaayad aad u xiiso badan oo ay jilayaan qaar ka mida hobolada Waaberi waxa waliba raacsan...
Hargeysa--Gacanyaraha Siilaanyo oo ah ninka aan la dooran laakiin ay ka go,do talada maamulka Hargeysa ayaa sheegay in uu tagayo...
Borama--Basaas loo direy ciidanka Suldaan Wabar ayaa sheegay saxaafada ka sheegay sirihii uu soo arkey hadana leh waan soo noqdey....
Siiriya--Argagixisada Al-Nusra ee Yuhuudu taageerto Maraykankuna hore hub khatara ugu daldalay inkasto hadda ka shaleeyay ayaa hubkii u isticmaashey in...
Barcelona--Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa xalay gurigeeda ku garaacday kooxda Real Madrib. Kulankii xalay ayaa ahaa mid aad loo...