Gudoomiyaha xisbiga Wadane ee maamulka Somalilaan ayaa uga digey horjooge Muuse Biixci inuu kordhisto muddo xileedkiisa oo kaga eg sanadka...
Year: 2021
Dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi u diraya ilma X Cumar Yaabe oo hooyadood Faadumo Muxumed Qawdhan oo xalay xaqii ugu...
Waxa saaka ilaa xalay ka socday Boosaaso barakac xoogan kadib markii ciidan taabacsan horjooge Siciid Deni uu xalay saqdii dhexe...
A train service to run from Pakistan-Iran and Turkey has been inaugurated in the Pakistani capital by Pakistani railway minister...
Taliyaha ciidanka xooga dalka jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa amray in la baaro dhul boob lagu eedeeyay gunti giijiye Maxamed...
Waxa dhawaqa rasaasta laga maqlayaa dhamaan magaalada inteeda kale waxana muuqata inuu dagaal culus dib u qarxay saacado kadib markii...
Turkiga ayaa ka mid noqday dalalka tursan ee Iiraan ku jirto ee iyagu sameeya daawada Karoonaha ee yaraysa in qofku...
Waxa markale sadex bilood loogu daray wadahadalada u dhexeeya dawlada dhexe ee Somaliya iyo askarta Afrikaanka ee jooga Koofurta iyo...
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni oo shalay ilaa saaka weerar ku qaaday ciidamo uu tababaray Maraykanku oo Boosaaso ku sugan ayaa...
A panel of Israeli health experts has voted to recommend a fourth Covid-19 vaccine dose for citizens aged 60 and...
Milatariga Iiraan ayaa baryahanba ku jira dhoolatus milatari oo ka socda xeebaha dalkaasi, waxase indhaha soo jiitey diyaarad nooca dhulka...
Waxa sii kordhay khasaaraha ka dhashay weerarkii horjooge Siciid Deni ku qaaday Boosaaso saakadii hore. Wararkii u dambeeyay ayaa sheegay...
Gudoomiyah gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa toos u weeraray siyaasiyiinta Hawiye ee ay ka dhegtay dadkaan dib u...
Waxa weerar kooban uu ka dhacay magaalada Boosaaso kaas oo u dhexeeya ciidamo taabacsan horjooge Siciid Deni iyo ciidan Maraykanku...
Milatariga Itoobiya oo eryanaaya maleeshiyada Tigreega ayaa hadda galay gobolka Tigreega. ''Qaybta hore ee milatariga ayaa qabsaday tuulooyin ka tirsan...
Taliyaha ciidanka badda sareeye guuto C/xamiid Dirir oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay dhul boob xaaraana oo...
Waxa caadiya in wadamada reer galbeedka iyo kuwa Aasiya ay wasakhdooda ku soo daadiyaan badda Somaliya ee firaaqada ah waxayna...
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka halkaas lagu diley oday da'ah iyo wiilkiis. Odayga ayaa lagu magacaabi...
Turkey's new telecommunication satellite was launched on Sunday by United States aerospace company SpaceX at 6:59 a.m. Turkish time (3:59...
NATO must be aware that pushing further into Eastern Europe, past Moscow’s declared red lines, will make a military response...
In a weekly press briefing, Press Secretariat of the Office of the Prime Minster, Billene Seyoum recalled that on December...
Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Soomaali la socotey diyaarada Turkiga ay la dagaaleen shaqaalaha diyaaradaas inta...
Horjooge Siciid Deni oo welli aan soo xulin xildhibaanada golaha shacabka qaybna ka ah qaska ka taagan dalka ayaa ku...
Dhiigmiiratada Tigreega ayaa qoys Muslima ku hor diley aabahood ayadoo ay arkayaan labadiisa wiil iyo xaaskiisa meel aan ka fogeyn....
Nimco C/wahaab Shirdoon laga yaabe inaydaan weligiin maqal laakiin waxay ahayd wariye muddo dheer ka shaqayn jirtey telefishanka Muuse Biixi...
Kiiniya ayaa ka ku faraxday war ka soo baxay dawlada Somaliya. Warkan oo markii ay faafiyaan cayayaanka neceb dawladnimada ayagoo...
Waxa la ogaa in dhuxul aad u farabadan ay muddo taalay dekedda Kismaayo oo sida la sheegay uu soo daahay...
Milatariga Itoobiya oo si xun u garaacaya maleeshiyada Tigreega ee ay wataan reer galbeedka ayaa ka sifeeyay dhul intiisa badan...
Waxa si xun u fashilmay shir kooxda Heritage ee wadatay fikradaha shisheeyaha uga furmay Jabuuti. Marka aad leedahay shirku hal...
Maraykanka ayaa sheegay inuu tijaabiyay nalka hubka loo isticmaalo oo ku tijaabiyay doon macmala oo uu dhigey badda Somaliya oo...