Waxaa mardhaweyd saxaafada la hadlay qaar ka tirsan maamulka Axmed Madoobe ee Kiiniya ku hayso Kismaayo, ayagoo u muuqday inay...
Faalooyinka
Waxa mar dhow la dhameeyay doorashadi qabaliga ahayd ee ka dhacday maamulka Muuse Shaani halkaas oo tartanku ahaa sida loo...
Waa barnaamij xiise leh oo doodiisu tahay yaa gabay reer Awdal oo burburka kadib aan wax horumara ka gaarin dhaqaalaha...
Xamaas ayaa markii ugu horeysay gantaalo ku garaacday magaalooyinka Yuhuuda ee u dhow xerada qaxootiga ama jeelka ugu weyn aduunka...
Inkastoo la soo celiyay xiriirka labada dal ee Kiiniya iyo Somaliya haddana Kiiniya waxa lagula dhaqmayaa wixii lagu arko ayuu...
Waxa dawlada Somaliya sheegtay inay dib u soo celisay xiriirkii ay la lahayd Kiniya kadib markii ay Kiiniya sheegtay inay...
Waxa 25 Abril magaalada Muqdisho soo galay maleeshiyo awrkacsi u ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif sh Axmed oo ujeedoodu...
Somaliya si deg dega ha uga tashato sidii ay u heli lahayd caasimad matali karta. Xamar markii laga dhigayay caasimada,...
Dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacaayay Myqdisho waxay tilmaamaysaa in Muqdisho welli ka soo kaban burburkii dawladnimo oo ay u...
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa si cad u sheegtay inay qasi doonaan amniga dalka haddayna barlamaanka qaranku ka noqon wadada...
Golaha shacabka ayaa gaaray go'aan taariikhiya oo dalka dib loo celinayo shacabka Somaliyeed si ay u doortaan madaxdooda. Waxana muddo...
Madaxweynaha Jabuuti ayaa sheegtay inuu ku guulaystey doorasho uu keligii sharaxnaa, ayadoo xilli dambe uu keenay nin igu qari ah...
Waxay maanta markale fashiliyeen in dalku aado doorasho hore loo saxiixay haddana dib loo saxiixay oo markii sadexaad la rabay...
Markii dawladii dhexe si fudud dalka gacanta ugu gelisay qawlasatadii reer galbeedka iyo dawladaha jaarka wateen, waxa dalak ku yimi...
Dawladaha Bakistaan iyo Turkiga ayaa si aada isaga soo dhawaaday baryahan dambe kadib markii Turkigu la kulmey cadaadisyo badan oo...
Dawlada Somaliya ayaa shalay si toosa uga hadashay farogelinta kooxda sheegata beesha caalamka ay ku hayso siyaasada arimaha gudaha ee...
Waxa xalay warar aan la xaqiijin sheegayeen in Kiiniya si rasmi ah markale uga carartey goobta fagaaraha ee maxkamada caalamiga...
Waxay ka cabanayaan inuu eryay ergaygii hore ee qaramada midoobey u fadhiyay Muqdisho oo toos u farageliyay arimaha siyaasada ee...
Waxa dalka ku soo laabtey ku dhawaad 200 oo askari oo ka mida ciidanka xooga dalka qaybtiisa loo bixiyay Danab...
Waxaan hore u sheegnay in kooxda sheegata beesha caalamka ay marwalba rabto in madaxweynaha talada haya uu xukunka ku wareejo...
Fadhiid Muuse Biixi oo inta badan maalmaha qaar sunta iska butaaca ayaa kala garan waayay cida laga ordayo iyo cida...
Xukuumada uu hogaamiyo Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegtay inay qayb ka tahay banaanbax aan la garanayn cida imaan doonta iyo...
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa markii shanaad diidey inay ka qayb galaan shirka madaxweynaha Somaliya ku baaqay in la qabto...
Waxa niyadjab xoogweyn ku dhacay Kiiniya iyo Imaaraadka kadib markii uu fashilmey banaanbaxii Muqdisho ee loo balansanaa. Xogta aan ka...
Markaad maqasho Inqilaab waxaad is weydiin kartaa sidee Somaliya uga dhici karaa ayadoo ay joogaan askar ajaaniba oo Afrikaana oo...
Wakiilka qaramada midoobey u jooga Somaliya oo hogaamiya kooxda sheegata beesha caalamka ayaa sheegay inuu xalay taleefano u direy wasiirada...
Kooxda sheegata beesha caalamka ma rabto in dalka doorasho ka dhacdo marka waxaad is weydiin kartaa maxaa xala sideese ay...
Sidaan la socono waxa maamul jufeedyada ugu badan ee aan loo baahneyn sameeyay fadhiid Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo aan...
Sanadkii hore markii la diyaarinayay doorashada dalka waxa madaxweynaha Somaliya Farmaajo balan qaaday inaan maamul jufeedyada kaalintooda maamul jufeednimo ayna...
Waxa madaxweynaha Somaliya qarxiyay horena loo ogaa in dalka qaska ka jira ay qaybta ugu weyn leeyihiin kooxda sheegata beesha...