Caaqil ka tirsan beesha Nuur (Samaroon) oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in uu ka xumaadey in beesha saxaafada isaga...
Maxaa cusub
Wararka aan ka helayno Boorama ayaa sheegaya in xaaska madaxweynaha Somaliland Aamina Waris ayaa saaka ku kalahdey Boorama halkaas oo...
Waxa war bixintan lagu sheegay meelaha la maray,meelaha aan la marin iyo sababta loo mari wayay oo ahayd xalada nabadgalyada...
Xaafadda Masallaha ee duleedka koonfureed ee Caasimadda Hargaysa ayaa lagu arkay Nin is Daldalay oo iska soo laaladiyay Geed qudhac...
Ciidamada Booliska ayaa xalay Fiidkii Dilay Wiil Dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Axmed(Midhkasiiye), iyadoo xabsiga loo taxaabay Lix Askari oo laala...
Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay saddexda xisbi qaran iyo komishanka doorashooyinka qaranka. Kulankan...
Argagixisada banaysatay dhiiga bani aadamka ee Talibaan qaybtooda Bakistaan ayaa xasuuq xun ka gaysatay goob sharciyada aqoonsiga lagu qaato oo...
Wasiirka arimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay in deegaanada laga sameeyay...
Dhacdo laga argagaxay ayaa Jimcihii ka dhacday masjid ku yaala Hargeysa kadib markii ay dhamaatay qudbadii Jimce salaadiina la tukadey...
Wasaarada diinta ee maamulka Somaliland ayaa si hoose u beenisay war ka soo baxay argagixisada shabaab oo eedo loogu soo...
Suldaanka guud ee beesha dhexe Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inuu quus ka joogo dhexdhexaadintii Faysal Cali Waraabe iyo...
Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo marayay buundada isku xirta Turkiga EEshiya iyo tan Yurubta ayaa joogsaday wadada iyadoo uu buundada saarnaa...
Agaasimaha Warfaafinta Maamulka gobolka Sh/dhexe C/karin Cumar Macalin ayaa sheegay in laga bilaabo 25ka bishan December aan la oggolaan doonin...
Safiir ku xigeenka Iiraan ee Dalka Soomaaliya Javed ayaa sir Culus shaaca ka qaaday kadib markii Ciidanka NISA ee dawlada...
Musharaxa ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga ayaa Boorama ku yimi socdaal...
Danjire Cawil, oo isagoo Hargeysa jooga u waramay saxaafada wuxuu sheegay inuu soo dhawaynayo xilka loo magacaabay oo uu tilmaamay...
Guddoomiyaha degmada Xamar weyne C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Jen, Cali Xirsi Barre (Cali Gaab)...
Laba masuul oo ka tirsanaa ururka ARAA oo isa soo dhiibey ayaa calaacal saxaafada la soo hor fariistey sheegayna in looga...
Abaanduulaha Ciidamada Gaashaandhiga Talyaaniga Maj. Gen. Claudio Graziono ayaa maanta booqasho hal cisho ah ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulamo...
Hay'ada Ingiriiska laga leeyahay ee la baxday magaca amnesty International una dooda xuquuqda siyaasada dadka ay taageeraan aduunka sadexaad ayaa...
Akhriso Axmed Siilaanyo Oo soo saray isku shaandhayn cawa iyo xilal hor Leh Oo ka dhex muuqda. Madaxweyne siilaanyo oo...
Xasuuqii ka dhacay Jabuuti shalay wuxuu dad badan soo xasuusiyaa dilal noocaasa oo ka dhici jirey xilligii dalkeenu dawlada ahaa...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in xiriirka uu la leeyahay Yuhuuda uu soo noqonayo iyadoo ay jiraan heshiisyo gaaska Yuhuuda loogu...
Waxaan akhristeyaasha sharafta leh u sheegaynaa in cilad farsamo ka jirto ARAABINEWS oo aan dib u bilaabi doono wararka iyo...
Banaanbaxa ayaa waxaa lagu taageerayay wareegtadii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ku sheegay in magaalada Jowhar ay marti gelin doonto...
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen rabshado maanta ka dhacay Caasimada Jabuuti. Rabshadahan...
Baaq nabadeed oo ay soo saareen beesha Habaryoonis (ISAAQ) ayaa lagu sheegay in ay ka xunyihiin colaada ka socota cadka...
Nin Sarifle ah ayaa sheegay in uu dhacan yahay sida uu sheegayna lasga dhacay lacag gaaraysa lixdan kun oo doolar....
Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in uu ogyahay dhalinyaro gaaraysa 1,200 in ay ku jiraan xabsiyada dalal baan oo aduunka...
Badhasaab ku xigeenka gobolka Helmand ee dalkaasi burburey ee Afganistaan ayaa farin qoraaleed facebook u soo mariyay madaxweyne Qaani una sheegay...